haatuf.net
asxaabtaasi Waxay Hambalyo Dhalasho Wacan U Dirayaan Diiriyo iyo Xaaskiisa Hadiya
April 2, 2016 - Written by Admin Two

hambalyo dhalashoMaxamed Cabdi Sheekh (Ilig), healing Naasir Aadan Maxamed (Nawaa),  Faysal Idiris Cashuur,  Xuseen Axmed Xaashi, C/kariim Ahmed Aadan (Cidhib), Mustafe C/raxmaan Ismaaciil (Mustafe Qaran), Khaalid Axmed Saleebaan (Anti), Badri Aadan Maxamed,   Dr Abdikariim Mohamud Gas, Dr. Essa Abdi Jama, Dr, Mubarak Mohamed muse (Raigal), Dr Cabdi Shakuur Cali Maxamed, Dr Mahfuud C/laahi My-dear, Dr, Mohamed Jamal jama, Muxuyadiin Maxamed Cabdiraxmaan (Tiyaabo), Eng. Muktaar Xuseen Yuusuf, Mustafe Yuusuf Jaambiir, Guuleed Xasan Dirir,  Khadar Cawil Cumar, Sacad Sheekh Muuse, Axmed Jaamac Saalax (Tusher), Cabdi Qani Muuse Cabdilaahi (UD),  Farxaan Cabdi Xasan (Cali Estii hore), Axmed Daa’uud Cismaan (Xoogsade), Xamse Yuusuf Cali (Bidixo), Kayse Maxamed Ibraahim (Inti-faac), Mawliid Cismaan Ibraahim (Ceero), Khaliif Cabdi Sheekh, Fu’aad Maxamed Cali, C/wahaab Aw Daahir Khaliif (Happy), Naasir Xaaji Cabdi, Cabdi Raxmaan Isaaq Cali, Maxamed Mawliid Xirsi, C/laahi Abshir Axmed (King Abdalle), Maxamed Xasan Aadan (Nesta), Abshir Cali Cismaan, Cumar Cali Casoowe, Cabdikhadar Maxamed Dheere, Guuleed Maxamuud Xaashi (Big 4), Guuleed Maxamed Muuse (Qarro), Sh. Madar Cabdi Madar, Maxamed Xuseen Cabdi, C/casiis Xuseen Cabdi, C/salaam C/laahi Jaamac, Eng. Maxamuud Maxamed Ciise Dhargiye, Ayaanle Ciise Obsiiye, C/rashiid Maxamuud (Qadha), Maxamed-rashiid C/laahi Libaax (Oomaar), Maxamed Cabdi Liibaan (Jacfar), Maxamuud Jaamac Dirir (Salgaado), Axmed Maxamed Cismaan (Cigaal), dhamaan dadkaasi waxay hambalyo dhalasho farxadle u dirayaan Diiriye Abiib Diiriye iyo Hadiya Cabdiraxmaan oo wiil ugu dhashay Cisbitaalka Gargaar ee magaaladda Hargeisa 27-kii March 2016-Ka, wiilkaas oo magaciisa loo bixiyey Abiib Diiriye Abiib,waxay asxaabtaasi leeyihiin Ilaahay ha dhigo kii dalkiisa, dadkiisa iyo waalidkiiba anfaca Insha Allaah. AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS