haatuf.net
Taageer Oo U Codee Aqoonyahanka Dhalinyaradda Ah Ee Ka Sharaxan Gobolka Togdheer
November 26, 2014 - Written by Admin Two

“Nin abaal gudaan ahay haddii lay axsaan falo!”

U hiili aqoonta iyo garashada fayow. U hiili isbeddel iyo horumar loo aayo. U hiili dalkaaga iyo dadkaaga. U hiili xeer-dejin aan qof iyo qofaf u shaqaynnin ee qaranka iyo qarannimada u adeegta. U hiili xeerar iyo siyaasad ka madhan danaysi iyo nin jeclaysi. U hiili dhiigga cusub ee nadiifta ah iyo dhallinyarada maanta. Ugu dambaynna, capsule u hiili aqoon hufan, drugs halabuur dihin, patient hawlkarnimo, daacadnimo, iyo waxqabad dhab ah.

Hiilkaaga waan u baahnahay!1461184_10204037285911382_4089766573809466636_n

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS