haatuf.net
Daawo: Suldaan Ka Goostay Somaliland, Maleeshiyo Hubaysana La Galay Buuraleyda Gobolka Awdal
December 6, 2014 - Written by Admin Two

Boorama, pills December 6, asthma 2014 (Haatuf) Suldaan Abubakar Wabar ayaa hadal uu saxaafada ugu talogaly oo lagu baahiyay qaar ka mid ah warbaahinta gobolka Awdal waxaa uu ku sheegay  inay gebi ahaanba ka goosanayaan Somaliland iyagoo ku biiraya Soomaaliweyn,waxaana uu dhankiisa ka dalbaday wadamada Djibouti iyo Kililka Shanaad ee Soomaalida Ethiopia sidii ay u taageeri lahaayeen masiirkooda ka laabashada Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Suldaan  Abubakar oo Maleeshiyo Hubaysana La Galay Buuraleyda Gobolka Awdal.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS