haatuf.net
Tacsi
December 9, 2014 - Written by Admin Two

Ref:UCID 151 09 12 2014
UJEEDO/Tacsi Tiiraanyo leh
Hogaanka sare ee xisbiga UCID Musharaxa Jagada Madaxweyne Iyo Ku Xigeenkiisa , medic Gudida fulinta, generic Golaha dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Dhamaan Shacbiga Reer Somaliland Iyo Waliba Xoghayaha Caafimaadka Xisbiga UCID
Dr.Idiris X Nuur, anabolics iyaga oo uga Tacsiyeeynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid Walaalkii MARXUUM SALEEBAAN X.NUUR Kaas oo Maanta Galinkii Danbe Ku Geeriyoodey Magaalada Hargeysa ( Inaa Li Laahi Waa Inaa Ileyhi Raajucuun )
Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII IYO QARAABADII uu marxuumku ka baxay
Aamiin Aamiin Amiiiiin
Xoghayaha Warfaafinta Ee Xisbiga UCID
Yusuf Keyse Allahi

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS