haatuf.net
Cali Warancade Oo Qorshe Uu Hore Ugu Fashilmay Markale Ku Dhawaaqay
December 31, 2014 - Written by Admin Two

Hargeysa, order December 31, cough 2014 (Haatuf) – Wasiirka Arrimaha  gudaha Somaliland Cali Maxamed Warancadde, ayaa amray in la www.vauxhallcivicsociety.org.uk hirgaliyo amaro uu hore u soo saaray islamarkaana soo saaray amar horleh kusoo rogay danyarta ka gancasata hareeraha wadooyinka magaaladda Hargeysa.

Ugu horayn waxa uu iftiimiyay Qorshihiisa 2015-ka“Hadii aanu nahay wasaaradda Arrimaha gudaha  iyo Ha’yadaha hoos yimaada ee ay ugu horeyaan dawladaha hoose ee gobalada iyo degmooyinka dalka,waxaan doonayaa in aan halkan maanta uga jeediyo in  sanadka cusub 2015  ee inoo bilaamaya aanu xooga saarno laba arimood oo kala ah bilicda iyo quruxinta magaalooyinka dalka.”

Wasiir Warancadde, waxa uu Amray Dawladdaha hoose inay hirgaliyaan amar hore uu u soo saaray oo aan sidiisii u hirgalin “ waxaan ku amrayaa dhamaan dawladaha hoose ee dalka in la fuliyo hawshii hore ee aheyd in qof waliba gurigiisa hortiisa uu dhigo mar-markii, isla markaana ay nadiifiyaan  oo Nin waliba uu xaadho gurigiisa hortiisa sidoo kalena dawlada hoose ay yiyaguna dhinacooda xaadhaan  si ay magaaladeenu u indian viagra noqoto mid nadaafadeedu aad u sareyso”.

Wasiirku waxa uu soo saaray amar cusub oo ku aadan Waddooyinka Hargeysa oo Cidhiidhiga Baabuurtu saamayn xooggan ku yeeshay, isagoo tilmaamay in laba wado look ala jabin doono Baabuurta “Magaaladan Hargeysa waxaa ku soo batay gaadiidka. wax-yaabo badan ayaa noqday mid adag isla markaana kaliftay in aan leysku socon karin  oo qofkii shaqo ku deg degaayey ama caruurtii schoolda la geenayey ay dhibaato badan kala kulmeen  sidaas tarteed waxaanu amar ku bixineynaa  in labada wado ee ay mid tahay ta hor marta madaxtooyada ee labada dhinac ba loo socdo in dhinac uun loo socon doono oo dhinca qorax u dhaca ay baabuurtu u socon doonan waxii  todobaadkan ka danbeeya   dawlada hoose iyo ciidamada wadooyinku ay ka gudan doonan wajibaadkooda” ayuu yidhi Wasiirku

Sidoo kale Wasiirku waxa uu sharaxay wadada ay marayaan gaadiidka dhinaca Bariga u soconaya “Baabuurta u socota dhinac magaalada ama qorax ka soo baxa waxaa ay mari doonan oo ay isticmaali doonan wadada  xaga  danbe ka marta cisbitaalka weyn ee magaalada hargaysa  labaadsi wadana waxaa ay ku kulmi doonana laba meelood  oo ah hotel guuled oo dhinca galbeed ah iyo kaalinta ina galan oo dhinca bari ah  markaasi labadaasi wado waxaa ay noqon doonan in wado waliba ay midna qorax u dhaca u socta midna qorax ka soo baxa u levitra online usa'>levitra online usa socota”

Wasiir Cali Warancadde ayaa bishii August ee sanadkii 2013-ka soo saaray Digreeto lagu amrayay in Meherad kasta oo ganacsi kuna soo jeeda Laamigu horteeda Mar-mar dhigto, laba geedna ku beerto,islamarkaana Haan Qashin dhigto horteeda,iyadoo sidoo kalena Dawladda hoose la farray inay nidaamiso Biraha Laydhka meelkastana dhigto Haamaha Qashinka, hase ahaatee badiba arimahaasi may noqon kuwo hirgalay, tiro yar oo ganacsato ah ayaa hirgalisay dhigista Mar-marka.

Sidoo kale waxaan hirgalin qorsheyaasha Wasiirka ee ku aadanaa in Xadhka isgaadhsiinta iyo Laydhka la mariyo dhulka hoostiisa islamarkaana uu mudo u qabtay in Biraha Laydhka iyo Xadhkaha dusha mara lagu cidhibitiro. Waxa kale oo aan noqon mid hirgasha qorshe ahaa in magaalada dhir lagu beero.Warancade

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS