haatuf.net
Golaha Wakiilada Somaliland Oo Meel Mariyay Xeerka Duur-Joogta Iyo Deegaanka
January 5, 2015 - Written by Admin Two

Golaha WakiiladdaHargeysa, sale January 5, 2015 (Haatuf) – Fadhigii Maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shirguddoominayay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayay mudanayaashu Cod Aqlabiyada Ah ku Meel Mariyeen Xeerka Duur-joogta iyo Deegaanka.

Xildhibaanada Fadhigan Kasoo Xaadiray Ayaa Tiradoodu Dhamayd 48 Xildhibaan,Waxaan Xeerka u Codeeyay 42 ,mudane,Waxaana diiday,3 Mudane ,Waxaana ka Aamusay Xeerkan 1 Mudane,Guddoomiyahuna Muucodayn.

Xeerka Oo Mudo Badan Horyaala Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Sidaasna ku dhaqwan Galay Saaka isaga oo loogu codeeyay Cod Aqlabiyada Leh.

Xeerka Duur-joogta iyo deegaanka Ayaa Faa’ido Badan ugu Fadhiya Dalka Sida uu sheegay Guddoomiyahu isaga oo dalka ka Mam-nuucaya in Laga Ugaasado Ugaadha Joogta iyo

In La Jaro Dhirta Oo Faro Ban  Ay Dadku ku hayaan isla markaas Laga soo Shido Dhuxul.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS