haatuf.net
“Saleebaan Waxa Uu Si Jees-Jees Ah Uga Jawaabay Su’aashii Laga Weydiiyay Waajibka Kaga Aadan Shaqaaqada Awdal,Runtii Waana Wax Laga Xumaado”C/rashiid Xasan Mataan
January 19, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, diagnosis January 19, capsule 2015  (Haatuf) – Musharaxa Madaxwayne Ku-Xigeenka Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa sheegay in golha guurtidu ay ka gaabiyeen xaaladda gobolka Awdal sidoo kalena waxa uu Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamay hadalkii Guddoomiyaha Guurtidu kaga jawaabay su’aashii laga weydiiyay shaqaaqada Awdal oo uu sheegay inuu Si Jees-Jees Ah Uga Jawaabay Xaaladda Ka Taagan Awdal.

Halkan Ka Daawo Muuqaalkaas Oo Dhamaystiran:-

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS