haatuf.net
Daawo: Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Hadlay Markabka Hubka Sida Ee Berbera Ku Xayiran Iyo Arrimo Kale Oo Xasaasi Ah
January 29, 2015 - Written by Admin Two

“Haddii markabka hubku saaran yahay aanu Maanafees wadan, pills ama aan lala soo hadal dekadda, maadaama cid sheeganaysa ilaa hadda aanay jirin…waxay aniga ila tahay in ciidanka qaranka Somaliland lagu wareejiyo”Taliyihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland

 

Halkan hoose ka daalaco Taliyihii hore ee ciidanka qaranka Somaliland Maxamed Xasan Cabdilaahi (Jidhif) oo ka hadlay markabka Berbera ku xayiran, arrinta Suldaan Wabar iyo arrimo kale oo door ah:-

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS