haatuf.net
Daawo: “Xukuumadda Siilanyo Way Naga Nasiib Badan Yihiin,Balse Waxa Jira Dadkii Oo Batay, Arrimihii Oo Batay Iyo Iyaga Oo Ismooday Inay Ehlu Janno Yihiin”Axmed Jaambiir Suldaan
February 2, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, viagra 60mg February 2, stomach 2015  (Haatuf) – Wasiirkii Daakhiliga ee dawladdihii Alle ha u naxariisto labadoodabee Cabdiraxmaan Tuur iyo Cigaal Md Axmed Jaambiir Suldaan ayaa tafaasiil ka bixiyey waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin xukuumadihii Somaliland soo maray, allergy kaas oo ku dheeraaday marxaladihii ay ku kala sugnaayeen.

Halkan ka daawo muuqaalkaas oo dhamaystiran:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS