haatuf.net
Daawo: Xoghayaha Shaqadda Xisbiga Waddani Oo Ka Hadashay Heerka Ay Marayso Kalsoonidii Xukuumadda Siilaanyo Ee Degmooyinka Gabiley Iyo Gar-adag
November 7, 2014 - Written by Admin Two

Hargeysa, check November 7, allergy 2014 (Haatuf) – Xoghayaha Shaqadda Xisbiga Wadani Marwo Hinda Gaani ayaa quus ka muujisay rajadii xisbiga Kulmiye iyo xukuumadda taladda haysa ee shacbiga degmooyinka Gabiley iyo Gar-adag oo wakhtigii doorashadda madaxwayne Siilaanyo aqlabiyadooda haystay, balse imika uu xisbiga Kulmiye wakhtigan kaalinta 3-aad kaga jiro oo ay labadda xisbi mucaarid ee UCID iyo Waddani ay kaga xoogan yihiin.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS