haatuf.net
Hoos U Tiri Maalmaha Madaxwayne Siilaanyo Uga Hadhay Mudadii Xilka Loo Doortay (141 Days)
February 5, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, allergist February 5, there 2015 (Haatuf) – Hoos u tiri maalmaha madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici uga hadhsan mudadii shanta sano ahayd ee loo doortay inay hogaamiyaan dalka, kuwaas oo ay uga hadhsan tahay maanta oo ay taariikhdu tahay February 5, 2015  (141 Cisho).

Axmed Siilaanyo iyo Saylici ayaa talada dalka uu u dhaariyey guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare ee Somaliland Md Maxamed Xirsi Oomane  27-kii July 2010-kii ka dib markii uu xisbiga Kulmiye ku guulaystey doorashadii madaxtooyadda ee Somaliland ka dhacday 26-kii June 2010-kii.                                                                          Axmed Siilaanyo oo loo dhaariyey madaxwaynenimada Somalilnad xilwareejitii Madaxtooyadda Somaliland

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS