haatuf.net
ALFA MABRUUK Guuleed Iyo Marwadiisa Sabaax+Sawiradda
February 5, 2015 - Written by Admin Two

Hambalyo Meher Wacan

 

Mahad Aw Cali Yuusuf, allergist C/risaaq Daahir Khaliif (Guray Bhai), Sacad Sheekh Muuse, Khaliif Cabdi Sheekh, Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Xuseen Axmed Xaashi, Guuleed Xasan Dirir, Dr Mahfuud C/laahi My-dear, Dr. C/Shakuur Maxamed Cali, Dr Ciise Cabdi Jaamac, Dr Abdirahiim Abdilahi Duale, Khadar Cawil Cumar, Axmed Jaamac Saalax (Tusher), Mawliid Cismaan Ibraahim (Ceero), C/kariim Ahmed Aadan (Cidhib),  Axmed Saleebaan Cumar, Fu’aad Maxamed Cali, C/wahaab Aw Daahir Khaliif (Happy), Guuleed Maxamuud Xaashi (BIG 4), Cabdikhadar Maxamed Dheere, Cumar Cali Casoowe, C/qaadir Cali Muuse,  Maxamed Mawliid Xirsi, C/laahi Abshir Axmed (King Abdalle), Maxamed Xasan Aadan (Nesta), Caaqil Faysal Idiris Cashuur (Bagaase), Abshir Cali Cismaan, Sh. Madar Cabdi Madar, Maxamed Xuseen Cabdi, C/casiis Xuseen Cabdi, C/salaam C/laahi Jaamac, Eng. Maxamuud Maxamed Ciise Dhargiye, Mustafe C/raxmaan Ismaaciil (Mustafe Qaran), Ayaanle Ciise Obsiiye, C/rashiid Maxamuud (Qadha), Maxamed-rashiid C/laahi Libaax (Oomaar), Maxamed Cabdi Liibaan (Jacfar), Maxamuud Jaamac Dirir (Salgaado), Axmed Maxamed Cismaan (Cigaal), Ismaaciil C/laahi Jaamac, Maxamed Xuseen Muuse, Xasan Maxamed Muxumed, C/risaaq Maxamuud Shirwac, C/xakiin Maxamuud Shirwac, Ismaaciil Axmed Ismaaciil (Xabxab). Dhamaan asxaabtaas oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba kala joogaa waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan

Guuleed Maxamed Muuse Cawaale

Iyo

Marwadiisa Sabaax Aadan Diiriye

Oo Maanta oo ay taariikhdu tahay 5 February 2015 uu Meherkoodu ka dhacay Huteelka Summer Time ee Magaaladda Hargeysa, waxaan leeyahay Ilaahay aqalgalkiina ha idinku gaadhsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS