haatuf.net
Hoos U Tiri Maalmaha Madaxwayne Siilaanyo Uga Hadhay Mudadii Xilka Loo Doortay (138 Days)
February 8, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, sale February 8, medicine 2015 (Haatuf) – Hoos u tiri maalmaha madaxwayne Siilaanyo iyo ku xigeenkiisa C/raxmaan Saylici uga hadhsan mudadii shanta sano ahayd ee loo doortay inay hogaamiyaan dalka, allergy | kuwaas oo ay uga hadhsan tahay maanta oo ay taariikhdu tahay February 8, 2015  (138 Cisho).

Axmed Siilaanyo iyo Saylici ayaa talada dalka uu u dhaariyey guddoomiyihii hore ee Maxkamadda sare ee Somaliland Md Maxamed Xirsi Oomane  27-kii July 2010-kii ka dib markii uu xisbiga Kulmiye ku guulaystey doorashadii madaxtooyadda ee Somaliland ka dhacday 26-kii June 2010-kii.

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS