haatuf.net
Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka U Jarmaaday Magaaladda Berbera
February 23, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, pills February 23, abortion 2015 (Haatuf) – Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, stomach ayaa saaka Diyaarad ka raacay Madaarka Hargeysa, isagoo ku sii jeeda Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, halkaasi oo laga dareemayo soo dhaweynta Madaxweynaha.

Safarka Madaxweynaha war rasmi ah kama soo saarin Madaxtooyadu, balse waxaa la filayaa inuu Maanta ka qayb galo Munaasibad xadhiga lagaga jarayo Madaarka Berbera oo Qaybta Terminalka dib u dhis lagu sameeyay.

Lama oga in Madaxweynuhu arrimo kale u tagay halkaasi balse, Madaxweynaha oo hore loogu yaqaanay inuu safar dhulka ah ku socdaalo ayaa haatan Safar cirka ah isticmaalay.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS