haatuf.net
Daawo: “Tabashadii Reer Awdal Waxba Kama Bedelayso Isku Shaandheynta Uu Siilaanyo Sameeyay”Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeenka UCID
February 28, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo  Musharaxa madaxwayne ku xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa isku shaandheynta uu madaxweyne Siilaanyo ku sameeyay xukuumaddiisa ku tilmaamay mid aan waxba ka tarayn ama ku soo kordhinayn tabashadii reer Awdal.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS