haatuf.net
Breaking News: Wasiirkii Warshadaha Somaliland Abiib Timacad Oo Is-Casilay Imika
March 3, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, ailment March 3, mind 2015 (Haatuf) – Wasiirkii warshadaha Somaliland Abiib Diiriye  Nuur (Timacad) ayaa imika iscasilay, kaas oo wali si rasmi loo ogayn sababta dhab ah ee uu isku casilay.

48 Saacadood ee u danbeeyey wasiirkii 2-aad xukuumadda Siilaanyo iska casilay ayuu noqonayaa Abiib Timacad, iyadoo uu maalintii doraad xilka wasaaradda waxbarashada iska casilay C/casiis Maxamed Samaale ka dib markii wasaaradda maaliyadda laga badalay, taas oo dhabar-jab wayn ku ah xukuumadda xisbiga Kulmiye.

Haatuf.net kala soco sababaha uu isku casilay Abiib Timacad.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS