haatuf.net
Daawo: Wasiirkii Warshadaha Oo Ka Waramaya Sababaha Uu Isku Casilay
March 3, 2015 - Written by Admin Two

“Hadii Kuuk-Tu Badato Maraqaa Xumaaday, physician Meesha Kuuk-Tii Baa Badatay, Haa Aniga Iyo C/Casiis Samaale Isku Siyaasad Baanu Nahay”Abiib Timacad

Halkan hoose ka daawo muuqaalka wasiirkii warshadaha xukuumadda Siilaanyo Abiib Diiriye Nuur (Abiib Timacad) oo ka waramay sababaha uu isku casilay.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS