haatuf.net
Daawo: UCID Oo Xaflad La Isku Arkay Ku Qabsaday Bristol Iyo Nuxurka Qudbadii Musharaxa Madaxwaynaha Xisbigaas Oo Uu Si Cilmiyeysan Ugu Naqdiyey Qudbadii Madaxwayne Siilaanyo
March 30, 2015 - Written by Admin Two

Bristol, ambulance March 29, sales 2015 (Haatuf) – Xaflad nooceeda aan hore loo arag oo uu UCID ku qabsaday  Future Inn ee magaalada Bristol ee UK ayaa si weyn uga dhacday halkaasi. Xafladan oo masuuliyiinta UCID ee UK ay qaban qaabiyeen ayey ku sheegeen mid ay ugu talo galeen in lagu soo dhaweeyo xubno rag iyo dumarf ah oo dhalinyarada UK oo u soo digarogtay. Sidoo kale waxa xafladan loogu talo galay musharax madaxweynaha UCID, Jamaal Cali Xuseen oo halkaas ka jeediyey khubad u dhignayd in ay duqaynaysay tii uu doraad madaxweyne Siilaanyo ka hor akhriyey labada Gole Qaran ee Somaliland.

Halkan hoose ka daawo Muuqaalkaas oo dhamaystiran:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS