haatuf.net
Geerashka Ismaaciil Gaameelo Qaybtiisa Toornadda Oo Lagu Soo Kordhiyey Qalab Casri Ah Oo Lagu Qorayo Mishiinada, Kiriimada, Beebabka Iyo Waxkasta Oo Bir Ah, Lagagana Maarmayo Toornooyinkii Dalalka Jaark Ah
November 10, 2014 - Written by Admin Two

Hargeysa, ailment November 10, buy cialis 2014 (Haatuf) – Geerashkii Ismaaciil Gaameelo ee Mubaarik ee magaaladda Hargeysa ayaa qaybtiisa  toornada lagu soo kordhiyey mishiino casri ah oo ku cusub dalka, kuwaas oo lagu qori doono isla markaana lagu farsamayn doono mishiinadda, kiriimadda, beebabka iyo waxkasta oo bir ah, kuwaas oo lagaga maarmi doono toornooyinkii loo doonan jiray dalalka jaarka la ah Somaliland.

 

???????????????????????????????

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS