haatuf.net
Daawo: Guddoomiyaha Waddani Oo Si Kulul U Naqdiyey Mudo-Kordhinta Ay Guurtidu U Sameeyeen Xukuumadda Iyo Golaha Wakiiladda
May 11, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo guddoomiyaha Golaha Wakiiladda isla markaana ah Guddoomiyaha xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa mudo-kordhinta ay Guurtidu  maanta samaysay ku tillmaamay mid cawaaqib-xumo u horseedaysa mustaqbalka Somaliland, advice kaas oo xaaraan sharciga baalmarsan ku sifeeyey.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS