haatuf.net
“Maxay Golaha Wakiiladu Uga Aamunsan Yihiin Xumaha Guurtidu Waddo?”Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Eng. Maxamed Xaashi
May 19, 2015 - Written by Admin Two

Xeer-dejintu waa GolahaWakiilada iyo GolahaGuurtida. Waa qaybta labaad ee saddexda waaxood ee Dawladdu ka koobantahay (Xukuumadda, health Baarlamaanka iyo Garsoorka). Waana saddexda dhadhaar ee ay ahayd inay is-dheelitiraan.

Qodobka 38-3: Xubinta Baarlamaanku Xil-gudashadiisa wuxu ku salaynayaa Dastuurka iyo Xeer-hoosaadyadiisa.

Qodobka 39 aad: GOLAHA WAKIILADU, discount waaxubnokawakiil ah dadweynaha; waana Qaybta 1aad ee Xeer-dejinta dalka, ansixintaxeerarka, ogolaanshaha iyo ilaalinta siyaasadda guud ee hogaaminta Dalka.

Waxa Xukuumadda iyo Xeer-dejintu ka midaysanyihiin sharciburinta. Waxa Xukuumadda u dheer, ku tagrifalka hantida qaranka. Taas oo Wakiiladu DUL-QAAD weyn u leeyahay. Isga oo ka baaqsaday ilaalinta siyaasadda guud ee hogaaminta dalka. Sida ku cad Qodobka39 iyo Qodobada Dastuurka ee Guurtidu lajabiso, ooaan G/Wakiiladu danayn. Waxa ka mid ah kuwaa:                                                                                                                          1. Bur-burka GolihiiGuurtida. Laba iyo siddeetankii xubnoodeelagubilaabay, kowiyotoban baa kanool. Kowiyotoddobaatan (71) xubnoodnawaxa ay GolahaGuurtidukufadhiyaanDHAXALTOOYO. Taasooaansharciahayn.

  1. Dhibaatada G/GuurtidDalkakuhayaan, waa mid kasoohorjeedkasababtii loo assaasayeeilaalinta: XasiloonidaDalkaiyodamintakhilaafaadkabeelaha J.S.L.
  2. Guurtidumaantawaadagaal,ogayaalcaadaystaykutumashadaDastuurka 42-3. HaddiidoorashadukuqabsoomiweydoDURUUFO ADAG awgeedGolihiihoreayaaxilkasiihaynayainta ay kadhamaanaysoduruuftaasilaganadooranayoGolecusub.Duruufahaadagiwaadagaalbaahsan, xasiloonidarrogudaha ah, aafodabiici ah oooculus,…….Duruuftaaadagimarnba ma dhicin. Dadweynaha J.S.L. ayaamarkhaatika ah, in aynamarnnadhicin.
  3. Muddo loo kordhiyoXukuumadxilkeediigabtayookhilaafsan, Dastuurkan 42-3oowakhtiwalbataaganiwaxa ay haliskutahayXasiloonidadadweynahaiyomadax-bannanida J.S.L.

Xukuumaddawaxa la gudboon, in ay doorashadiikuqabato, wakhtigiiKomishankadoorashadugooyayeeuuyidhi, doorashadu way qabsoomikatra. Waxa se muuqata, sidii dad badanidareensanaa, in aanuMadaxweyneAxmedaanu TARTAN doorashogelikarayn. Ujeedadu se ahayd, inuuxilkasiihayomuddo ah ilaasaddexsano, oomuddokordhin ah.Waliba mid uudiidijiray, kudiidijiraysharci ma aha.Madaxweynahawaxa la gudboon, inuuqiimeeyoxaaladdamaantataagan, oouudaneeyoDalkaiyodaweynaha. Waa inuudhagahakafuraystaaintayareedanahagaarkawattaee CAADKU ka saran yahay, wanaagaummadda, jiritaanka J.S.L. iyosumcaddada.Ficiltaniyodanogaar ah, waxakahaboonbalantiiaaddadweynaha u qaadayiyo KITAABKII aadgacantasaartayooaadfuliso.

AllaaMahadLeh.             Eng. MaxamedXaashi

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS