haatuf.net
Hambalyadda Meherka Cawil Cabdi Iyo Fihiim Xasan+Sawiro
May 21, 2015 - Written by Admin Two

Aabo Ibrahin Cabdilaahi, buy Ayeeyo Khadra Muse Ducale, symptoms Ayeeyo Fadumo Muse Ducale,  Hooyo Ifrax Ibrahin Cabdilaahi, Khaalid Axmed Saleebaan, Aabo Axmed Saleban Farax, Adeero Farxan Ibrahin Cabdilaahi Iyo Dhaman Reer Ibrahin Cabdilaahi Iyo Reer Axmed Saleebaan Waxay Hambalyo Meher Wacan U Dirayaan

Cawil Cabdi Xaaji Diiriye

Iyo

Marwadiisa Fihiima Xasan Faarax

oo uu maanta oo ay taariikhdu ahayd 21-kii May meherkoodu ka dhacay Hotel Imperial ee magaaladda Hargeysa, waxaanay leeyihiin dhaman dadkaasi oo ay qoyskaas cusub ugu ducaynayaan inuu Ilaahay aqal-galkooda ku gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo, noqdaana kuwii kale hela awlaad saalixiin ah oo adeecda Aamiin Aamiin Aamiin.

 

C/risaaq Daahir Khaliif (Guray Bhai), Sacad Sheekh Muuse,Khaalid Axmed Saleebaan (Anti), Khaliif Cabdi Sheekh, Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig), Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), Xuseen Axmed Xaashi, Guuleed Xasan Dirir, Dr Mahfuud C/laahi My-dear, Dr. C/Shakuur Cali Maxamed, Dr Ciise Cabdi Jaamac, Dr Abdirahiim Abdilahi Duale, Khadar Cawil Cumar, Axmed Jaamac Saalax (Tusher), Cismaan Maxamed, Mawliid Cismaan Ibraahim (Ceero), Xasan Cawil Dirir, Mustafe Yuusuf Jaambiir,C/kariim Ahmed Aadan (Cidhib), Mukhtaar Caydaruus Cige (Dhako), Axmed Saleebaan Cumar, Fu’aad Maxamed Cali, C/wahaab Aw Daahir Khaliif (Happy), Guuleed Maxamuud Xaashi (BIG 4), Cabdikhadar Maxamed Dheere, Cumar Cali Casoowe, C/qaadir Cali Muuse, Maxamed Xasan Aadan (Nesta), Caaqil Faysal Idiris Cashuur (Bagaase), Abshir Cali Cismaan, Mustafe C/raxmaan Ismaaciil (Mustafe Qaran), Maxamuud Jaamac Dirir (Salgaado), Axmed Maxamed Cismaan (Cigaal). Dhamaan asxaabtaas oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba kala joogaa waxay hambalyo meher wacan u dirayaan

Cawil Cabdi Xaaji Diiriye

Iyo

Marwadiisa Fihiima Xasan Faarax

Kuwaas oo uu maanta oo ay taariikhdu ahayd 21-kii May meherkoodu ka dhacay Hotel Imperial ee magaaladda Hargeysa, waxaanay leeyihiin dhaman asxaabtaasi oo ay qoyskaas cusub ugu ducaynayaan inuu Ilaahay aqal-galkooda ku gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo, noqdaana kuwii kale hela awlaad saalixiin ah oo adeecda Aamiin Aamiin Aamiin.

 

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS