haatuf.net
Daawo “Xukuumada Somaliland, Suxufiyiinta Madaxabanaan Markay Runta Sheegaan Way Xidhaa Kuwa Iyada U Shaqeeyaa Markay Mucaaradka Caayaana Fiisayaal Dibada Ah Ayay Ku Abaal Marisaa”Guddoomiyaha Wakiiladda C/raxmaan Cirro
November 10, 2014 - Written by Admin Two

Hargeysa, case November 10, 2014 (Haatuf) – Guddoomiyaha golaha wakiiladda isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI C/raxmaan Cirro  iyo wafti uu hogaaminayo ayaa ku sii jeeda magaaladda Burco, ayaa taageerayaashiisa kula hadlay magaaladda Berbera oo uu sii maray, kaas oo eedo horleh u diray xukuumadda Siilaanyo. Halkan hoose ka daawo.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS