haatuf.net
Daawo: Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Maanta Diiday Mooshin Ka Dhan Ah Maayirada Dalka
May 23, 2015 - Written by Admin Two

Golaha WakiiladdaHalkan hoose ka daawo muuqaalka Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta diiday mooshin ka dhan ah maayirada dalka, prostate kuwaas oo  cod gacan taag ah ku diiday in maayarada dalka lagu ridi karo cod hal-dheeri ah, isla markaana waxay xildhibaanadda golaha wakiiladu u codeeyeen sidiisii hore loo daayo xeerkii hore ee xil ka qaadista maayaradda oo dhigayey in saddex meeloodoow laba meelood lagu rido.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS