haatuf.net
Jamaal Cali Xuseen Oo Tacsi U Diray Qoyskii Iyo Asxaabtii Uu Ka Baxay (AHN) Marxuum Cabdi Cali Cawaale
May 27, 2015 - Written by Admin Two

Waxaan halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaa Qoyskii, vcialis 40mg qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistii Marxuum Cabdi Cali Cawaale oo ku geeriyooday dalka Ingiriiska magaaladda Birmingham. Waxaanan leeyahay Ilaahay Samir Iyo iimaan dhamaan ehelkiisii Iyo reerkiisii ha inaga siiyo oo marxuumkana naxariistii janno ha ka waraabiyo.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS