haatuf.net
Haatufka Maanta
November 4, 2014 - Written by haatuf

haatufka

Horta waataynu ogaynoo bahashan la yidhaa guul-wadaynta waxa ugu darnayd ta reer Xamarka ee foorjari-garaysan oo waa nimankii 1988-kii Hargeysa oo dagaal ka socdo yidhi Burco ayey kubad la ciyaaraysaa. Kolkaa waxba yaan lala yaabin badhasaabkan yar ee Gabiley Mustafe Shiine ee waagii aynu Xamar kala go’nay xaggaa inaga soo raacay haddii uu yidhi wariyeyaashii soo sawiray calankii Kulmiye ee la gubay waxaanu u xidhnay si aanu nabadgalyadooda dadka uga ilaalino.

Waryaadhaheen kuwan xukuumadda Kulmiye baraq-nugulaa!. Yaa gaadhayba waxay gali jireen markay mucaaridka ahaayeen, cough damqan-oggaa saw-kuwii calankii UDUB Wajaale Eyda ugu xidhi jiray.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS