haatuf.net
Daawo: “Ma Garanayno Cidda Muddo Kordhinta Naga Doonayso, Madaxwaynuhuna Haddii Uu Xanuunsanayo Dee Ha La Badalo”
May 31, 2015 - Written by Admin Two

“26-Ka June Marka La Gaadho Weynu Wadatashan Ama Kala Tashan Oo Walaahi Dawlado Yaryar Baynu Kala Noqon”Mujaahid Dhago-Wayne

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Afhayeen madasha-wadatashiga iyo toosinta qaranka Mujaahid Ibraahim C/laahi Xuseen (Dhago-wayne) oo shirjaraa’id uu ku qabtay magaaladda Hargeysa si kulul ugu naqdiyey muddo-kordhinta khilaafku wali ka taagan yahay ee loo sameeyey xukuumadda Siilaanyo, generic kaas oo tilmaamay inaanu caafimaadka madaxwayne Siilaanyo wanaagsanayn, isla markaana ku hanjabay in marka la gaadho 26-ka June aanay sinaba u aqbali doonin mudo-kordhintan lagu muransan yahay oo sharciyada dalka baalmarsan.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS