haatuf.net
Haatufka Maanta
May 31, 2015 - Written by Admin Two

Dawladdu inay iska-ceebowday waa la arkayey oo cidba looma haysan ilayn waa layska ogaa in qaddar helaye. Laakiin khasaaraha dhacay waxa weeyi labadii nin ee JAWAAN iyo SOORAAN oo ku liin-baxay guul-wadaynta beelaysan ee barriga Burco-aysan ee dawladaysan. Kaaga darrane waa saxaafaddii magaca u yeeshay cay dabada u qabtay. Walee idinkana maanta ayaa idiinku danbaysay saxaafad dadka idiin qurxisa. Laakiin maxaa lagaga daali kol haddii odaygii ay is-lahaayeen ka farxiya oo ilawsiiya dawakhaadii kasoo gaadhay murankii siyaasadda ee Hargeysa, drug aanu kala ogaynba waxa meesha ka socdaa inuu yahay riwaayad iyo in qaxoontiga Yemen lala shirayo.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS