haatuf.net
Wax Ka Baro Abu Sulayman ( Khalid Buni Waliid ) Sayfulaahil Masnuuna (Rdc)-W/Q Cawil Yusuf Mohamed (Cawil Caynaashe)
June 20, 2015 - Written by Admin Two

Khaalid waxa u ahaa asxaabta nabiga kuwa ugu wanaagsana (rdc) waxa dhashay lubaaba bintul xaaris waxay la dhalatay umu maymuuna bintul xaaris abihii waa waliid binu muqiirah waxan lagu naanaysiray aaabihi  (cabdi shamis ) oo ahaa midkuu alle ku cebeyay quraanka yidhina waa ibnu sinaa wuxuu ku adkaa asxabta wuuna dhibi jiray illahaybana ugu balan qaday in uu sank aka calaamadin doono qiyamaha sida ku cad (SUURAT AL NUUN ) .

Khaalid waxa uu kudhashay magalada makkah sanadkii 584 miiladiga nabigena (scw) aya 13 sanno ka waynaa , patient Khalid waxa la tilmaama inuu la dhashay 7 wiil ilaa 6 wiil iyo laba hablood wanu laso barbaaray khaalid (rdc)   walaaladii Khalid (rdc) waxa u kusoo barbaaray guri lacag leh iyo nolol heer sare ah , adiposity Khalid inbadan ayu ka meer meeray diidayna diinta suuban ee islaamka Khalid walalki (waliid ibnu waliid ay ka hor islaamay khaalid aad ayuu islaamka ula dagaalami jiray intaanu islaamin , treat dagalada la xusi karo waxa kamid aha dagaalki (uxud ) oo uu islaamka dhabar jabiyay asxaab badana uu ka laayay maalintaas ,dhinaca kale wa ragii nabiga (NNKH) u diiday markuu makka yimi islahan kabada ku dawaaf .

Khaaalid dagaalkii badar ee aadka u adkaa uguna horeeyay islaamka muusan galin oo waxa la xusa in uu maqnaa xagaa iyo shaaam uuu ku maqnaa dagaalkaa ,khaalid waxa jeclaa islaamnimadiisa russlkena suuban (NNKH) waayo waxa u ogaa geesinamadiisa iyo aftahanimadiisa waxaanu waydiiyay rasuulku (nnkh ) walalki waliid oo uu ku yidhi mee walalka waxanu ugu jawabay walid binu walid (rdc) illahaybaa keeni doona kadib waxa uu waliid ibnu waliid (rdc) walalkii waraaq uu u sheegayo in rasuulku waydiiyay isaguna sidaa ku yidhi wanaaga iyo islaamkana uu soo raaco ,marku akhriyay khaalid waa uu ku farxay

Khalid waxa uu habeen habenada ka mida ku riyooday isagoo magaalo cidhiidhiya dhax jooga oo diiqada kadibna oo waliba abaara ka dibna uu u baxay meel barwaqo ah oo balaadhan ,waxa uu uga sheekayn doona marku madiina yimi abubakar oo u fasilay riyadaa una sheegay in uu ku sugnaa markaa diin baadila oo cidhiidhiya kadibna uu islaamnimada u soo godbay .

Khalid waxa uu islaamay bishii safar sanadki 8 daad ee hijrada maka intaan la furan 6 bil ka hor 2 bilood ka hor qaswatul mu’taa wa dagaalki 3 qaaid ee nabigu (NNKH ) magacaabay la dilay ee khaalid markii danbe hogaanka islaamka qabtay

Lasoco qaybta danbe …….

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS