haatuf.net
“Intee Ayay Dawladani Sii Tamaarin Kartaa?, Waxa Ay Ahayd, Bilow Xun, Su’aasha Weli Taagani Waa; Yaa XAQ U Leh Inuu Saamaxo Hanti Qaran Oo La Lunsaday?”Eng Maxamed Xaashi Cilmi
November 11, 2014 - Written by Admin Two

AWRKA DAMBE, medicine AWRKA HORE ayuu socodkiisa leeyahay ee aan u gudubno, stuff MUDDADII XILKA, prostate MADAXWEYNE AXMED MAXAMED SIILANYO: Muxuu ahaa balan-qaadkii, markii uu ku jiray ololihii doorashada? Muwaadin dib ugu noqo, arrintaa.

Wuxu ka bilaabay, markuu xilka la wareegay, uu amray ama yidhi, waxba yaan loo raacin, hantidii Rayaale iyo Xukuumaddisii lunsadeen.

Waxa ay ahayd, bilow xun. Su’asha weli taagani waa; Yaa XAQ u leh inuu saamaxo, Hanti Qaran oo la lunsaday?. Arrintu marnaba ma aha, wax lama qaban. Waxa aan ka hadlaynaa waa sixid wixii qaldamay iyo toosin. Korodhka Miisaaniyaddu waa guul, waxaanu 2014 uu gaadhay S 152,000,000 waxa se muhim ah, side loo is-ticmaalay iyo maxaa lagu qabtay?

14 M/Xige Madaxtooyadu la wareegtay (2011-2014), ee Ka baxsan Miisaaniyadeeda

SANNAD

  • 2011
  • 2012
  • 2013
  • 2014
  • Qaybta A
  • Nabad gelyo.
  • $ 421,266
  • $ 421,266
  • $   551,266
  • $     717,934
  • Safarada dibada
  • $ 273,000
  • $ 273,000
  • $   563,000
  • $     563,000
  • Ictirafradin
  • $ 624,167
  • $   624,167
  • $     790,834
  • Caafi Shaq
  • $   483,333
  • $     500,000
  • Gurmka Qaranka
  • $ 2,667,540
  • $ 2,667,540
  • $ 2,667,540
  • $   2,667,540
  • G/Bari 2%
  • $ 4,000,000
  • $   4,000,000
  • Gurma. Ciidamada
  • $ 1,600,000
  • $   1,983,333
  • Dhisma, waddoyinka
  • $ 2,200,000
  • $   4,000,000
  • $ 1,200,000
  • $     267,000
  • Fuel levy
  • $ 1,333,333
  • $   1,416,666
  • Hay’adda
  • $   5,416,667
  • $     296,668
  • Korod.Safar Dibadda
  • $     290,000
  • Ictiraaf Raadinta ?
  • $     166,667
  • Isugeyn
  • $ 3,361,806
  • $ 3,985,973
  • $15,222,639
  • $ 23,076,309
  • Isugeyn Guud Qayb A $ 45,646,727
  • $45,646,727
  • Miisaaniyada wasaarada madaxtooyada 2011-2014
  • $25,352,030
  • Isu gaynta kharashaadka hoosyimaada wasaarada madaxtooyada
  • $70,998,757
  • Isku celelin afarta sanadood waa
  • $17,749,689

Waxase jira M/Xige oo Madaxtooyadu la wareegtay oo Ka baxsan Miisaaniyadeeda

Dadkan reer Somaliland ee saboolka ahi uma baahna adduun la lumiyo iyo kharash xad-dhaaf ah. Wuxu u baahan yahay in loo tashiilo, dhaqaalaha yare ee dan-yarta laga soo ururiyo. Waxa kale oo loo baahnayn, wasiiro badan oo reero lagu raaligeliyo. Waxa loo baahan yahay HORUMAR; waxbarasho, caafimaad, shaqo abuur, beero, kaluun, biyo-xidh/balayo iyo ceelal, gacan-qabasho dan-yarta, saboolka iyo mushahar kordin ciidamada iyo shaqaalaha iwm.

cusub u magacaabay Laamaha Gobolka Togdheer iyo Degmadda Burco ,kuwaasi oo markii hore banaanaa ,waxaana ugu horeyn halkaasi ka hadlay Gudoomiyaha Xisbigaasi ee gobolka Togdheer Aadan Xuseen Maxamed waxaanu yidhi.

“ Marka hore waxaanu halkan ku soo bandhigaynaa 22- xubnood oo ah xubnihii Xisbiga Ucid ee Gobolka Togdheer iyo Degmadda Burco ,waxaana ka mid ah xubaha aanu magacawnay , 1) Xildhibaan Kayse Cabdi Raage oo ah Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Togdheer ee Xisbiga Ucid, 2) Mudane Saleebaan Maxamed Cabdi Xoghayaha Xisbiga ee Gobolka Togdheer ,3) Mukhtaar Jaamac X. Diiriye (Nadaara) Xidhii-dhiyaha Gobolka ah-na Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Ucid ee Togdheer,4) Xamse Saleebaan Maxamed Guddoomiyaha Dhalinyaradda ee gobolka Togdheer, 5) Marwo Hadliya Maxamuud Ismaaciil Gudoonka Garabka Haweenka ee gobolka Togdheer,6) Marwo Khadra Maxamed Cali Gudoomiyaha Degmadda Burco ,7) Bashiir Ibraahim Maxamed Gudoomiye ku xigeenka Degmadda “ Sidaasi ayuu Guddoomiyuha Xisbiga Ucid yidhi ,waxaanu cambaareeyay Suxufiyiinta la xidh-xidhay iyo Ciidanka Xukuumadu galisay Gurigii uu tegenaa Mulkilaha Telefishanka HCTV.

Axmed Nuur Shire oo isna halkaasi ka hadlay ayaa cambaareeyay Xadhiga iyo Cabudhinta Saxaafadda Xukuumadu ku hayso waxaanu baaq u diray Madaxweynaha Somaliland .

“ Hadii dalka Saxaafadiisa madaxa-banaan la xidh-xidho oo la cidhiidhigaliyo ,mushkiladu waxay noqonaysaa Dimuqraadiyad iyo Xoriyatal qawl ma jiro , kol hadaan Dimuqraadiyadi jirina ,waxa weeye waxba ma jiraan ,Madaxweynahana waxaan leeyahay Madaxweyne markii Daahir Rayaale xilka wareejinaayay ,waxa uu yidhi gacantayda Somaliland ku burburi mayso, markaa Madaxweyne adna waxaan kaa rajaynayaa in aaney gacantaada ku burburin Somaliland,waxaanan ku leeyahay haysba sharixine iska naso “ Sidaasi ayuu yidhi.

Sidoo kale waxa iyana halkaasi ka hadlay Masuuliyiin kale oo Xisbiga Ucid ka tirsan kuwaasi oo dhamaantood cambaareeyay xadhiga Xukuumadu kula kacday Wariyayaasha Saxaafadda ,Hay’adaha Warbaahinta ee la xidhay iyo waliba ciidankii la galiyay Guriga Mulkilaha HCTV ,waxaaney Dawladda ugu baaqeen in ay arimahan joojiso.

9 Wasaaradood

$ 5,164,891

30 Wasiir

$ 8,468,600

30% Shaqaale buuga saxeexa oo aan waxba qaban sls 138,879,954,612

$ 23,146,659

782 Caaqil oo aan loo BAAHNAYN

$ 2,815,200

11 Hayadood oo aan loo BAAHNAYN $ 3,521,059

Qiyaasta Mudanaha Xeer-dejinta ee la dooran waayo mushahar sano ( 90%) S 2,446,200

Korodhka mushaharka mudanayaasha Xeer-dejinta 2015 $ 1,333,000

Korodhka lacagtaa Madaxtooyadu la wareegtay 2013 & 2014 oo kaliya waa: $   30,951,169

ISUGEYN

$ 77,846,868

DAKHLIYADA Kale ee la lunsado?

Dhulkii la iibiyay …….           $   ?

Daarihii la iibiya…$     ?

Dakhliga W. Macdanta (liison; kiro sannadeed; sales Tax)…$   ?

Dakhliga Dekedda . $     ?

Qayb Dakhliga, Haamaha Shidaalka… $     ?

Arimahani waxa ay nuqsaan weyn u geysteen: hab-socodkii Maamul-wanaaga iyo xilkii guud ee loo igmaday Madaxweynaha sida: Daryeelka haybadda dalka, ilaalinta nabadgelyada, horumarka bulshada iyo habsami u-socodsiinta maamulka Dawladda.

Xilaalkaa ay madaxtooyadu gaarka iskaga dhigtay, Hay’adaha ay saamaysay ee aan TAMARIN, waxa ka mid ah; HANTI-DHAWRKA, Xeer-ilaalinta, Xisaabiyaha Guud, Gudidii Qandaraasyada iyo Komishankii Shaqaalaha Dawlada. Waxa kale oo ay saamaysay, Wasiiro iyo Guddi-Hoosaadyo Golaha Wakiilada. Intaas oo dhan oo ku dhici waayey in ay daba galaan hantidaa dawlada ee sida xun loo isticmaaley.

HADDII AAN SI hoose UGU DAADAGNO; XAALADDA DAWLADDA (Xukuumadda, Xeer-dejinta iyo Garsoorka). Waxaa la baalmarey DHAARTII DASTUURIGA QODOB.129aad, EE LAGU DHAARIYO masu’uliinta sare ee DAWLADDA oo ah;

“ WAXAAN ILAAHAY UGU DHAARTAY IN AAN U NOQONAYO DAACAD, DIINTA ISLAAMKA, DALKAYGA SOMALILAND, DADKIISANA KU MAAMULAYO SINNAAN IYO CADDAALAD INTA AAN XILKA HAYO”

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS