haatuf.net
“Muusow Annagu Waxaanu Kuu Aragnaa Nin Aan Qawlkiisa Iyo Qalinkiisu Shaqeynayn…Dalkani Waxa Uu Ku Jiraa Halaag Iyo Dhibaato” Jamaal Cali Xuseen
July 8, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID mucaaridka ah ee  Jamaal Cali Xuseen oo eedo kulul u jeediyey Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi inaanu qawlkiisa iyo qalinkiisu shaqeynayn, sale uk viagra. isla markaana waxa uu xusay inuu dalka Somaliland ku jiro halaag iyo dhibaato.

 

Jamaal Cali Xuseen waxa uu sidaa ku sheegay mar uu maanta qaar ka mida warbaahinta u waramayay, malady waxaanu yidhi“Muusow annagu waxaanu ku aragnaa nin aan qawlkiisa iyo qalinkiisu aanay shaqeynayn…dalkani waxa uu ku jiraa halaag iyo dhibaato”.

 

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS