haatuf.net
Daawo: Xoghayaha Xisbiga Kulmiye Oo Qiray Jiritaanka Fadeexad Ay Xukuumadda Iyo Muuse Biixi Hore U Dafireen Jiritaankeeda
July 13, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo Xoghayaha guud ee Xisbiga talada Somaliland haya ee Kulmiye Xasan Siciid ayaa xaqiijiyay jiritaanka Warqadda sirta ah ee Shabakadda siradaha aduunka faafisaa ka jabsatay sirdoonka dalka Sucuudiga, abortion warqaddaas oo sheegaysay jiritaanka heshiis Somaliland, capsule Puntland,Somalia iyo Maamulada kale wada jir u saxeexeen oo ku saabsan samaynta dawlad federal ah, isla markaana ay jiritaankeeda hore u dafireen xukuumadda iyo guddoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS