haatuf.net
Madasha Wada-Tashigu Waxay Tacsi U Dirayaan Qoyskii, Qaraabadii Iyo Shacbiga Somaliladn Ee Uu Ka Baxay Marxuum Fu’aad Aadan Cadde
July 16, 2015 - Written by Admin Two

MADASHA WADA TASHIGA IYO TOOSINTA QARANKA (MWT) waxay Caa’iladii, click Eheladii, clinic Qaraabadii, ed Asxaabtii iyo Guud Ahaanba Ummadda iyo Qaranka Somaliland  ka tacsiyadeynsaa geeridii naxdinta weyn lahayd ee ku timi ALLE ha u naxariistee Haldoorkii Marxuum Fu’aad Aadan Cade oo ku geeriyooday maanta dalka turkiga 15.07.2015.

 

Marxuumku inteena manta nool halkii lama huraanka ahayd ayuun buu inagaga horayee kuli waa la wada tagayaa. Ilaahow Marxuumka qabriga u nuuri; Jidka Siraad u fudiday; Janadii Fardoosana ka waraabi. Is araggaya dambana halkaa wanaagsan ka yeel.

 

Xasan Guure Jaamac, Gudoomiye,

Ahmed Ibrahim X. Xasan, Xoghayahe Guud,

 

Oo ka wakiil ah kulu Xubnaha,

 

Madasha Wada Tashiga Iyo Toosinta Qaranka,

Hargeisa, Somaliland.

 

 

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS