Wax Ka Barro Kuuliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda Gollis
July 18, 2015 - Written by Admin Two
“Gollis University Empowers it Students to Becoming Professional Leaders Committed to Making a Positive Difference”
Gollis University
Date: 25-06-2015
0364153637/0634816816/0634661085 (mobile nr.)
Jamacaddu Waxay ka kooban tahay kuliyaddahan soo socda :
- Kuliyadda Engineeringka oo ka kooban:
- Civil engineering
- Telecommunication engineering.
- Electrical engineering.
- Computer engineering.
- Industrial Engineering.
- Kuliyadda C.Tga (Information & Communication Technology)
- Kuliyadda Management & Economics oo ka kooban:
- Bachelor of Business Administration.
- Management Accounting and Finance.
- Bachelor of Economics.
- Bachelor of Business Information technology.
- Kuliyadda Geology & Water Resources (Macdanta iyo Biyaha).
- Kuliyadda Agricultureka (Beeraha).
- Kuliyadda Veterinary Medicine(Xanaanadda Xoolaha).
- Kuliyadda caafimaadka oo ka kooban:
- Medicine(Dhakhtarnimadda).
- Public Health.
- Clinical Laboratory(Shaybaadhka).
- Anesthesia( Suuxdinta).
- Clinical Officers.
- Kuliyadda Social and Behavioral Science oo ka kooban:
- Bachelor Development Studies.
- Bachelor of Social Science (Social Work).
- Bachelor of Political Science and International Relations.
- Bachelor of Law
- Kuliyadda Daraasaadka Islaamiga iyo Shareecadda(Islamic Studies and Sharia).
Sidoo kale jaamacaddu waxay ku diyaarisay laabab casri ah oo heer caalami ah kalanna duwan, there kuwaasi oo kala ah:
Civil Engineering Lab
Telecommunication Engineering Lab
Electrical Engineering Lab
ICT Lab
Geologyga and Water Resources Lab.
Haddaba waxaa intaa dheer laababkii caafimaadka ee ugu danbeeyay oo dhamaystiran lagu keenay.
- Microscopic Lab (Shaybaadhka).
- Anatomical Lab(oo ay kugu dhan yihiin Xubnihii jidhka).
- Skill Lab(oo lagugu tababarayo adeega caafimaad oo dhan).
Waxaa kale oo ardaygu ay fursad u helayaan inay wax ku bartaan cusbitaalka Jaamacadda Gollis oo dhawaan lagu furi doono.
Jamacadda Gollis Waxaad iyadana ka helaysaa Shahaadada Labaad(Master Degree):
- Kuliyadduhuna Waxay ka kooban yihin
- Master of Business Adminsitration.
- Master of Science in Telecommunication Engineering.
- Master of Public Administration & Policy Making.
- Master of Conflict Resolution & Peace Building.
- Master of Project Management.
- Master of Engineering Management.
- Master of Public Health oo hoos imanaysa Jamacadda Great Leaks University ee Kenya.
CONTACT US
: haatufnews@hotmail.com
COMMENTS