haatuf.net
Daawo: “Nin aan isaguba sharci ku fadhiyin aniga side buu sharciga iigu sheegaa…saaxaddaa ayaynu wada imanaynaa, isagoo weliba iga liita oo bilaa sharciya”
July 19, 2015 - Written by Admin Two

“Sucuudiga Adhigaynu U Dhoofin Jirnaye, ed Imikana Ma Dadkaynu U Dhoofinaa…..Inagu Xaqaynu Leenahay Waa Inaynu Walaaltinimo Ku Dhexdhexaadino Sucuudiga Iyo Yemen”Mujaahid Ibraahim Dhago-wayne

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Afhayeenka Madasha Wada-tashiga Iyo Toosinta Qaranka Mujaahid Ibraahin C/laahi Xuseen Dhagaweyne oo si kulul uga hadlay xaaladaha dalka ka taagan iyo ficilada xukuumadda Siilaanyo.

“Nin aan isaguba sharci ku fadhiyin aniga side buu sharciga iigu sheegaa…saaxaddaa ayaynu wada imanaynaa, isagoo weliba iga liita oo bilaa sharciya” Mujaahid Dhagaweyne.

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS