haatuf.net
Madaxweyne Maxaad Runta Noogu Sheegi-wayday! Qalinkii Mustafe-Janaale
August 8, 2015 - Written by Admin Two

In Baddan waxaan maqlaa xukuumaddu wax ayay qabatay, anesthetist waxaanan is-weydiiyey taageerayaasha KULMIYAHA Madaxtooyadu sababta ay u xusuusan la’a yihiin in sababta meesha loo keenayba ay tahay inuu wax-qabto, viagra 60mg iyo inaanu wada rumayn filashadii ay qabteen is-bedel doonku 2010 codka ku taageeray.

Intaas aan gogol xaadh ka dhigto, oo aan u soo dego u-jeedada qormadan oo aan idhaahdo Madaxweyne intii aad mucaaridka ahayd in baddan iyo in baddan ku arkay adiga oo la cheapest levitra online'>cheapest levitra online yaaban- aadna uga fikiraya Sababta uu Daahir Rayaale Kursiga Madaxweynaha isugu sii dhajinayo ee uu u doonayay muddo kordhinta, waxaad balanqaaday wakhtigaasi haddii aad talada waddanka qabato inay xukuumaddadu ay ku shaqeynayso nidaamka dimuqraadiga, oo marka dalkeena loo eego doorashada ku biyo shubta,haddii-ba la xusi lahaa wax-qabad aad ku talaabsatay waxay meesha ka saaraysa dib-u-dhaca doorashada oo muujinayaa in balanqaadyadii aad ololaha ku gashay iska ahaayeen uun soo jiidasho.

Maxaan-ba taa hore u best prices on cialis'>best prices on cialis tiigsani adiga oo khudbad sanadeedkii labada Golle Baarlamaan (Guurtida iyo Wakiillada) u jeedinayaa ayaad tidhi: “Kordhin danbe ha ka welwelina aniga(SIILAANYO) Saacad lay kordhin-maayo, imikana shantii sanadood ee codka lagu siiyay way dhamaatay, saacadana hadalkaaga hore adiga buriyay, markaa waxa noo dhaantay adiga oo runta noo sheega oo na yidhaahda: Intaad ku wareegayso xeer ayaa la sameyn-waayay iyo hawlaha oo aad iska riixdo inaad na tidhaahdo ‘Nin odaya oo muddo dheerna halgan iyo Mucaarid ku soo jiray ayaan ahay,Wax baddana waan qabtay wax baddan oo kale-na inaan qabto ayaan doonayaa, sidaa darteed doorashooyinka hadal-heyntooda inaga yar joojiya.

Waxaanu qaadi lahayn “Dhabaddii Caddayd cagta saarnay”, Mucaaridkana waxaan odhan lahayn adeer nin la taariikh ahi-ba idinkuma jiree dib-u-fadhiista, laakin maad-yeelin waxaana maalinkasta sii kordha markasta oo ay doorashadu dib-u-sii dhacdo taariikhdaadu u baddanaysa dhinaca madow, oo adiga ayaa (SIILAANYO) is-masaxaya.

Waxaan ku soo uruurinaynaa intaad iska fogeyso qolooyinkan kursiga ku xeeran ee adiga iyo kii ka horeeyey-ba (Rayaale) hareero fadhiyay, ka kaa danbeeyana cunaha kaga uruuri doona is-weydii halka aad taagan tahay!, talaabooyinka aad soo qaaday, Iyo kuwa ku hadhay in yarna dhageyso dadka dibadda taagan ee ay lexe-jecladu ka hayso.

Tifaftitaha Shabakada Hayaannews

Mustafe Cabdi Maxamed (Mustafe-Janaale)

Hayaannews/Office

Hargeysa.Somaliland

Email:janaale94@gmail.com

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS