haatuf.net
Daawo: Dhalinyaradda Gobolka Maroodi Jeex Oo Taageera Wayn U Muujiyay Madasha Midowga Dhalinyaradda Somaliland
August 8, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo muuqaalka dhalinyaradda gobolka Maroodi Jeex gaar ahaan caasimadda Hargeysa oo taageero wayn u muujiyey Madasha Midowga Dhalinyaradda Somaliland ee dhawaan lagaga dhawaaqay dalka.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS