haatuf.net
Dadkii Ay Shalay RRU-du Xabada La Dhaceen Oo Kuwii Dhaawacmay Lagu Dawaynayo Cisbitaalka Guud ee Hargeysa
August 10, 2015 - Written by Admin Two

Maydka Wiilkii Yaraa ee Lagu Dilay Weerarka Ciidanka RRU-da oo wali yaala qolka Maydka ee Cisbitaalka

 

Hargeysa, prostate August 10, erectile 2015 (Haatuf) – Qaar ka mid ah qoyskii Mujaahid Axmed Jabaan  ee ay shalay galalafeen ciidanka RRU-du ayaa lagu dawaynayaa cisbitaalka guud ee magaaladda Hargeysa, generic halka wiilkii dhintay ee 10 jirka ahaana uu maydkiisu yaalo ilaa hadda qolka maydka ee cisbitaalkaas, iyadoo aan ilaa imika laga qaadin maydkaas.

Halkan hoose ka daawo sawiradda oo uu qaaday wariyaha BBC-da laanteeda Afka Soomaaliga Axmed Siciid Cige oo cisbitaalka guud ee Hargeysa ku booqday dadka dhaawaca ah.

Haatuf.net kala soco wixii kasoo kordha qoyskaa ay ciidanka RRU-du ooda u rogeen.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS