haatuf.net
Mujaahid Axmed Jabaan
August 11, 2015 - Written by Admin Two

Sawirkan hoose waa Mujaahid Axmed Jabaan oo ah aabaha dhalay wiilkii 10 jirka ahaa ee ay doraad ay RRU-du dileen oo wali maydkiisii aan la aasin, drugs isla markaana sidoo kale dhalay wiilka kale ee dhaawaca ah ee wakhtigan lagu dawaynayo cisbitaalka guud ee caasimadda, waxaanu mujaahidku ku xidhan yahay saldhiga  ciidanka ee Hargeysa.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS