haatuf.net
Wasiireda Khaarajiga Iyo Daakhiliga Oo Madaxda Dawladda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya Wadahadalo Kula Yeelanaya Jigjiga Oo Ay Maanta Soo Gaadheen
September 5, 2015 - Written by Admin Two

Jigjiga, arthritis September 5, order 2015(Haatuf)-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Somaliland oo uu waheliyo wasiirka Daakhiliga Cali Warancadde aya duhurki maanta soo gaadhay magaalada Jigjiga halkaasoo sida la sheegay ay wadahadalo ku dhexmari doonaan iyaga iyo madaxda Dawladda Ismaamulka Soomaalida Itoobiya.Labada wasiir ee reer Somaliland oo galinki horee maanta ka soo kicitimay caasimadda dalka Itoobiya ee Adis-Ababa aya waxa la filaya in arimaha ay masuuliinta Ismaamulka ka wada hadli doonaan ay ka mid noqon doonaan kuwo la xidhiidha  amniga, ganacsiga iyo isu-socodka dadka iyo arimo kale oo labada dhinac khuseeya.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS