haatuf.net
Wasiirka Ganacsiga Iyo Ku Xigeenkiisa Oo Shaqaalihii Haamaha Maanta Berbera Kula Shiray
September 5, 2015 - Written by Admin Two

Berbera , cialis September 5, anabolics 2015(Haatuf)-Wasiirka Ganacsiga Muuse Qaasim iyo Ku xigeenkiisa Bashiir Xariir oo maanta galinkii hore soo gaadhay magaalada Berbera ayaa shaqaalihii xarunti Haamaha Keydka Shidaalka shir ay halkaas kula yeesheen u sheegay in cidii shaqaalaha ka mid ah  ee ay noqoto in laga maarmo marka Haamaha lagu wareejinayo shirkadaha gaarka loo leeyah , xaquuqdooda oo dhameystiran la siin doono.

Labada masuul oo markii ay saaka soo dhaafeen kantroolka koonfur galbeed ee Berbera toos u tagay Haamaha aya markii ay soo dhameysteen shirkii shaqaalaha Haamaha aan ku leexan magaalada balse toos uga baxay iyagoo u sii jeeda dhinaca Hargeysa.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS