haatuf.net
Daawo: “Dad Lacag Qaybinaya Oo Madaxtooyaddu Soo Dirtay Ayay Xildhibaannadii Ka Fadhi La Yihiin, Waa Go’aan Golle, Waxaanu Umadda U Sheegaynaa Go’aankaas Cid Soo Celin Kartaa Ma Jirto” Xildhibaan Xoog
September 5, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo Xildhibaan C/raxmaan Xoog oo sheegay inay madaxtooyadu lacag badan kula baayac-tamayso xidlhibaanaddii laalay  wareejinta haamaha shidaalka Berbera:-

Xildhibaan Xoog, case oo ka tirsan mudaneyaasha wakiillada Somaliland ayaa sheegay in mudaneyaasha wakiillada qaarkood guryahooda loogu tagay iyadoo lagu xodxodanayo inay ogolaadaan wareejinta Haamaha kaydka shidaalka Berbera ee goluhu hore u diiday:-

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS