haatuf.net
Wakiilada Oo Galay Fasax Gaaban Ooo Ay Ciidda Dabadeed Ka Soo Noqonayaan
September 13, 2015 - Written by Admin Two

Hargeysa, capsule September 13, sildenafil citrate sale online 2015(Haatuf)-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta galay fasax gaaban  oo ay ka soo noqonayaan 2 todobaad ka dib, ampoule taasoo  Ciidul Adxaha dabadeed ku soo beegmaysa.

Waxa kale oo  golahu uu fadhigi saaka isla gartay in inta uu fasaxa ku jiro ay Gudida Joogtadu gudi anshax marin ah u saarto shaqaaqadii ka dhex dhacday fadhigii shalay ee ay isku farasaareen guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo ku xigeenkiisa Baashe Maxamed Faarax.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS