haatuf.net
Daawo Sawir Kartoon Micno Badan Xambaarsan Oo Uu Farshaxanka Amin Amir Ka Sameeyey Dagaalkii Gacan Ka Hadalka Ahaa Ee Cirro Iyo Baashe
September 13, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daalaco sawir kartoon micno balaadhan xambaarsan oo uu farshaxanka Soomaaliyeed ee Amin Amir ka sameeyey dagaalkii gacan ka hadalka ahaa ee shalay xarunta golaha wakiiladda ku dhexmaray Guddoomiyaha Wakiiladda C/raxmaan Cirro iyo ku xigeenkiisa 1-aad Mr Baashe.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS