haatuf.net
Daawo: Dib U Milicso Balan-Qaadyadii Dhicisoobay Ee Axmed Siilaanyo Laga Guntay Wakhtigii Uu Mucaaridka Ahaa
September 16, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo balan-qaadadii dhicisoobay ee  Madaxwayne Siilaanyo u galay diwaangka taariikhda Somaliland, viagra 60mg kuwaas oo wakhtigii uu mucaaridka ahaa laga guntay, pharm waxaanu  sanadii 2004 xilligii Ololaha Doorashooyinkii Golahan Wakiiladda, sameeyey Balanqaadyo fara badan oo ay ka mid ahaayeen Madaxbanaanida Baarlamaankan ay hadda baabiisey Xukuumadiisu .

Xilligaa waxa uu ku sugnaa dalka Maraykanka, waxaanu sheegay inay rabaan in Baarlamaankani noqdo mid la xisaabtami kara xukuumada. Sidoo kalena aan la iibsan karin, fuliyana sharciga Dastuurka iyo Balanqaadyo kale, kuwaas oo dhamaantood dhicisoobay.

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS