haatuf.net
Daawo: Salaadiin Iyo Siyaasiyiin Xukuumadda U Qabtay Inay 24 Saacadood Gudahood Xoriyadiisa Ugu Soo Celiso Suldaan Mawliid Sabbeyse
September 18, 2015 - Written by Admin Two

Halkan hoose ka daawo shir jaraa’id oo ay magaaladda Hargeysa ku qabteen Siyaasiyiin iyo salaadiin uu hogaaminayo Suldaanka Guud ee Subeer Awal oo xukuumadda u qabtay inay muddo 24 saacadood guddahood ah xoriyadiisa loogu soo celiyo suldaan Mawliid Sabbeyse oo ay ciidanka RRU-du guriga Saldanada guud ee beelaha Subeer Awal ee magaaladda Hargeysa ugu daateen.

salaadiinta

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS