haatuf.net
Hambalyo dhalasho Farxad leh
September 20, 2015 - Written by Admin Two

Guddoomiyaha Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe, cialis  Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), health C/laahi Xasan Budul, Siciid Cabdi Aadan, Axmed Yaasiin Sheekh Nuux, Mustafe Aw Xamse (Awliyo), Cabdi Cumar Bayle iyo dhamaan wariyeyaasha iyo hawlwadeenadda Wargeyska Haatuf waxay Hambalyo dhalasho farxad leh u dirayaan Tafatirah Haatuf Axmed Cali Cige oo maanta oo taariikhdu tahay 20 September 2015 wiil ugu dhashay KAAH Community Hospital Maanta, wiilkaas oo Loo Bixiyey Maxamed-Rashiid Axmed Cali Cige ayaa loogu magac-daray Alle ha u naxariistee Xoghayihii guud ee hore ee ururka SOLJA Marxuum Maxamed-rashiid Muxumed Faarax, waxaanay dhamaan dadkaasi leeyihiin wiilka qoyska kusoo biiray noqo kii dalkiisa iyo dadkiisa iyo waalidkiiba anfaca Insha Allaah. Aamiin Aamiin Aamiin.

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS