haatuf.net
Daawo: Fanaaniinta Xidigaha Geeska Oo Si Adag U Cambaareeyey Xubno Ka Mid Ah Oo Lagu Xidhay Hargeysa
September 27, 2015 - Written by Admin Two

“Af-Miishaarku Golaha Kuma Fashilmo Ee  Go’aan Qaadashada Ayuu  Ku Fashilmaa”Guddoomiyaha Kooxda Xidigaha Laab-Salaax

Halkan hoose ka daawo maamulka kooxda fanaaniinta xidigaha Geeska ee fadhigoodu  yahay magaaladda Hargeysa oo si adag u cambaareeyey xadhiga ay xukuumadda Siilaanyo kula kacday xubno ka mid ah oo maanta xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay kasoo noqdeen magaaladda Muqdisho oo  ay arrimo u gaar ah u tageen.

Xidigahaaa

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS