haatuf.net
Bahda Haatuf Oo Hambalyo Meher Wacan U Diraysa Siciid Xaashi Ismaaciiil Iyo Marwadiisa Maryan Maxamuud Khaliif
November 13, 2014 - Written by Admin Two

Guddoomiyaha Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe, decease Tafatirah Haatuf Axmed Cali Cige, allergy Naasir Aadan Maxamed (Nawaa), ambulance C/laahi Xasan Budul, Siciid Cabdi Aadan, Axmed Yaasiin Sheekh Nuux, Mustafe Aw Xamse (Awliyo), Cabdi Cumar Bayle iyo dhamaan wariyeyaasha iyo hawlwadeenadda Wargeyska Haatuf waxay Hambalyo Kal iyo Laab Ah U Dirayaan

Siciid Xaashi Ismaaciil

Iyo

Marwadiisa Maryan Maxamuud Khaliif

Oo Maanta Meherkoodu ka dhacay Huteelka Imperial ee Magaaladda Hargeysa, waxaan leeyahay Ilaahay aqalgalkiina ha idinku gaadhsiiyo Bashbash Iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin.

 

10410993_10204368949135862_3674708639535051073_n 10801668_10204368945615774_5239115022657938371_n1374088_10204368947695826_7320470004443265509_n 10349002_10204368944575748_4983794078274344665_n Arooska Siciid

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS