haatuf.net
Ogaysiis: Jaamacadda Gollis
October 1, 2015 - Written by Admin Two

Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan ardayda Jaamacadda Gollis iyo guud ahaan dadwaynaha in ardaydii semester 4-aad iyo 7-aad loo raray  dhismihii school-kii hore loo odhan jiray British school ee galbeedka magaaladda Hargeisa isla markaana ka soo horjeedka dhismaha Sacadadiin.

Sidoo kale  kuulliyadaha guuray  ayaa waxa ka mid ah 1) Civil Eng 2) Telecom Eng 3) MSECO 4) Veternery 5) Computer Eng. 6)  ICT.

Sidoo kale ardayda cusub ee is-qoraysa Jaamacadda ayaa waxay iska diwaangalin doonaan halkii ay hore ee ay ardaydu iska diwaangalin jirtay.

 

 

CONTACT US : haatufnews@hotmail.com

COMMENTS